nabdigaygu adigoo
kugu nagaaday waayahan
idilay gabeediyo waxaan ahay
naftaydoo
hadii aan naruuraow
nasiyeey ku guursday
dumar nabad galyaan idhi
iyo nooli kulantee
wali maaniyaa yidhi
niyadaydu waa taam
neecow jacayl iyo nafis
baan dareemaa
waa nuur calaa nuur
waa nuur calaa nuur

marwo iyo ninkeedeey
ku noqdaan iblays
shaydaan la naaree
ha dhagaysan nacabka
dadka hoosta kaga naban
waligood naqiyo hadimo
naxlibay abuuraan
nabaad guursha caashaqa
wali maan ayaa yidhi
niyadaydu waa taam
neecow jacayliyo
nafisbaan dareemaa
waa nuur calaa nuur
waa nuur calaa nuur

Exit mobile version