VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adoo ifka jooga - Lyrics

adoo ifka jooga bagaanan il duufin qofkii caqlilaa ogaada runtoo abuurista eebe iimaan galisaa ana ayaan dhaladeey markaan ku arkaaan ashqaraarkiyo yaabka afkaan is qabtee adoo ifka jooga bagaanan ilduufin amaan mudaneey ilwaadsamidaa aad baan u jeclaystee adoo ifka jooga bagaanan ilduufin qofkii indha laa aduunyo jantee eegmadaaadda runtii anfariir galisaa ana asluub badaneey sidii eebadadaad uurkayga dagtee inagoon is aqoon adoo ifka jooga bagaanan ilduufin amaan mudaneey ilwaadsamidaa aad baan u jeclaystee adoo ifka jooga bagaanan ilduufin
Queue is empty
-- / --