adoo ifka jooga
bagaanan il duufin

qofkii caqlilaa
ogaada runtoo
abuurista eebe
iimaan galisaa
ana ayaan dhaladeey
markaan ku arkaaan
ashqaraarkiyo yaabka
afkaan is qabtee
adoo ifka jooga
bagaanan ilduufin
amaan mudaneey
ilwaadsamidaa
aad baan u jeclaystee
adoo ifka jooga
bagaanan ilduufin

qofkii indha laa
aduunyo jantee
eegmadaaadda runtii
anfariir galisaa
ana asluub badaneey
sidii eebadadaad
uurkayga dagtee
inagoon is aqoon
adoo ifka jooga
bagaanan ilduufin
amaan mudaneey
ilwaadsamidaa
aad baan u jeclaystee
adoo ifka jooga
bagaanan ilduufin

Exit mobile version