VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doob - Lyrics

waxay dayr iyo gugeed naftaydani igu dir qiyi inaan doobnimo ka boxo oo aan kula dadab galo dadka aan kaa xigsado wa siduu dookhi i faray hadana daymada kalgacal jidhkaa i dubaaxiyoo indhuhu kaama daalayaan dareenkaaga oon dhinayn ayaaneey abaayooy dunuunaca igu dawee inta kaa dhalatay iyo dirkaaga wanaagsanoo dabcigaagaa qurxoon dawooy waan ku jecelohoo mudaan ku doon doonayoo dadaaloon ku rabay
Queue is empty
-- / --