VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baaq - Lyrics

boga tii kuu tiilbuu beerkaygu tabayaa afku baaq u dirayaa u bukaa habeenkii hurdo badi goobaa bal inaan bogsoodoo baryo caafimaad helo naftu baahidaadiyo bidhaantaada aragee way u baahan tahee balantaan lahaynbaa ka baxdoo ka baydhee oo waad ka boodoo balan qaadki sheekadu ma been bay ahayd oo beri bay ku ekaydee beryo wada jirkeeniyo bartii aan ku kulaniyo barashadii jacaylkiyo nasiibkeni berigii sawdiganba baal maray bini aadam kalatooo bir ku tahay midh daacadi bulsho kuugu daranoo booran kuuu qodaayoo bohol kaa ridaayoo balantaan lahaynbaa ka baxdoo ka baydhee oo waad ka boodoo balan qaadki sheekadu ma been bay ahayd oo beri bay ku ekaydee
Queue is empty
-- / --