VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalxiis - Lyrics

Danbi tu aan lahaynoo diintana taqaano Duca waalid wadato Dulqaadkeedu badanyahay dookheedu Wacan yahay dadku wada amaanaan Dunidaan ku noolnahay sow dalxiis Kumay iman ana daabad maan noqon Oo dadab lamaan galin Dumar tii u sidatee dadnimada wacnyde Daryeelkeedu fiicnaa Daacadnimaa u dhalatoo daandaansi Neceboo danteedana taqaanoo
Queue is empty
-- / --