VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mahabnaa galkacaylkii - Lyrics

Haybad eebaa keeniyo Hadyadaha rabaanigaa Tii loo hibeeyee Sharaf lagu hagoogaay 2× Waxa tahay hubaashee Horyaalka dumarkoo Waxaan kuugu heesaa Kuugu heelanahay badi Hiligaa ku raacee Kuugu heelanahay badi Hiligaa ku raacee 2× Gaar ma u heshiinaa Aan habeyno noloshoo Hagoojine nuurkee Mahad mahad Mahada kalgacalkee 2× Caqli hodonaan adi kuu Adi kuubahayoo Waa hoodo deeqoo Gaayin kuu hiishee 2× Runta lama hakirayee Haween boqoradoodaay Waan kugu hanweynoo Ruuxda kugu hadaaqdoo Hib kuugu hadraysee Ruuxda kugu hadaaqdoo Hibo kuugu hadraysee 2× Gaar ma u heshiinaa Aan habeyno noloshoo Hagoojine nuurkee Mahad mahad Mahada kalgacalkee 2×
Queue is empty
-- / --