Heesta Adduun baan daraadaa - Lyrics
Aduun baa daraadaa
Daliyada habeenkii
Dugsi kama fadhiistee
Dibadaha wareegaayee
Haa Adna aqal dugsoon baa
Dawadii naftaydaayee
iga daabataayo
Hadba dooxa iga eegtaa
Ha ma daweecadaada baa
Ma anaad igu dayeesaa
Ma jirka idamqanaayaa
kugu oolin deeqaay
Anigoo dayooboo
Deegaan laga hayaamiyo
Guri laga daldoorsaday
Awadaa dul joogaa
Adna dahab la moodyee
aduun barwaaqaaa
Dabeecad ku maashaa
Dareen la i ku joogtaa
Na hooy ma daweecadaada baa
Ma anaad igu dayeesaa
Ma jirka idamqanaayaa
kugu oolin deeqaa