VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alam dheh - Lyrics

haaaaaaaaaaaaaaa tukaanka dhexdiisa bood boodooy
mar unbaan banaanka kaa heli

tukaanka dhaxdiisa bood boodooy
mar unbaan banaanka kaa heli

alam dheh alam gariir dheh
goodiroo rig dheh
balaw dheh baar baxey dheh
Ladaney la’aantaa miyaan nagaan
alam dheh la’aantaa miyaan nagaan
alam dheh la’aantaa miyaan nagaan

haaaaaaaaaaaaaaa nin daar ku jira daruur ma arkee
illeen xalay roobkii baa da’ey
nin daar ku jira daruur ma arkee
illeen xalay roobkii baa da’ey

alam dheh alam gariir dheh
goodiroo rig dheh
balaw dheh baar baxey dheh
ladaney la’aantaa miyaan nagaan
alam dheh la’aantaa miyaan nagaan
alam dheh la’aantaa miyaan nagaan

haaaaaaaaaaaaaaaa Afrika iyo Aasiyaan marayoo
adoo kale aadmi kuma arag
Afrika iyo Aasiyaan marayoo
adoo kale aadmi kuma arag

alam dheh alam gariir dheh
goodiroo rig dheh
balaw dheh baar baxey dheh
ladaney la’aantaa miyaan nagaan
alam dheh la’aantaa miyaan nagaan
alam dheh la’aantaa miyaan nagaan

Queue is empty
-- / --