VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damal - Lyrics

Dawooy adan kuu doonayaBoqortii haweenkaay Hogaanki naftaydaay Ila qalpiga la horkenayay 2x Waa damal hadh weyniyo Geel hadh ku foofiyo hanti Laga baxshaaayTii laga baxshaay Ninka helaybaa Hoodiyo nasible 2x Geedyahow hadhaci hadhkaagan qabow Ilaa an ku hadhsado Kugu haraad baxaay Maba haraad baxaay 2x Hoodo iyo nasiileey Haween bilic u rooneey Habki loo sameeyiyo Hanka soof wanaageey 2x Waa damal hadh weyniyo Geel hadh ku foofiyo hanti Laga baxshaaayTii laga baxshaay Ninka helaybaa Hoodiyo nasible 2x Adaan darta u daalaya Adaa is dilayoo dalaga Is dhigayee Adaa is dilayoo wanageniDumiyeee 2x Haygu daaline dantaada raac Haygu daaline iga durug walal Wan diidayee 2x Dunyo la'aantu ceeb maha oo Ninki danyara daainka u hayee Adaa is dilayoo dalaga is dhigaye Adaa is dilayoo wanageeni dumiye 2x Haygu daaline dantaada raac Haygu daaline iga durug walal Waan diidayee 2x Dawooy adan kuu doonaya Adaan darta u daalaya Adaa is dilayoo dalaga Is dhigayee Adaa is dilayoo wanageniDumiyeee 2x Haygu daaline dantaada raac Haygu daaline iga durug walal Waan diidayee 2x
Queue is empty
-- / --