VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawooy - Lyrics

Dawooy adan kuu doonaya Adaan darta u daalaya Adaa is dilayoo dalaga Is dhigayee Adaa is dilayoo wanageniDumiyeee 2x Haygu daaline dantaada raac Haygu daaline iga durug walal Wan diidayee 2x Dunyo la'aantu ceeb maha oo Ninki danyara daainka u hayee Adaa is dilayoo dalaga is dhigaye Adaa is dilayoo wanageeni dumiye 2x Haygu daaline dantaada raac Haygu daaline iga durug walal Waan diidayee 2x Dawooy adan kuu doonaya Adaan darta u daalaya Adaa is dilayoo dalaga Is dhigayee Adaa is dilayoo wanageniDumiyeee 2x Haygu daaline dantaada raac Haygu daaline iga durug walal Waan diidayee 2x
Queue is empty
-- / --