VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dooxadii hargeysa - Lyrics

Ani dumar ma caashaqiney Wali sheeko uma dhigineey Dareenkayga man galineey Aniguna daraada haayeey Uurku iloobi maayeee Docahaaga kaa galiyeey 2x Ku dagaali maayee Qalbiga ku diidoo Kugu diirsanaynine 2x Ana waan ku daayoo Dooxadii hargeysiyo Ama beelo duulan Aroos udalxiis is leyahe 2x Wali dunida mad baraneey Geel hal leh mad arageey Qolqol kumay marineeey Aniguna d'a daadahaaayey La dadaali maaye Qalbigaaga ta galiyeey 2x Ku dagaali maayee Qalbiga ku diidoo Kugu diirsanaynine 2x Ana waan ku daayoo Dooxadii hargeysiyo Ama beelo duulan Aroos udalxiis is leyahe 2x
Queue is empty
-- / --