VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guur alle - Lyrics

guul ALLE guul ALLE gacal ku bixiyoo guul ALLE guul ALLE gobi ku hanatee cishqigan gayigaygii aan uga go'doomay cishqigan guuraha habeen beero fog u gudayay cishqigan gaawihiyo culay gorof irmaanleey oo GUULAHA ILAAH igu gardaaday inuu caawaba gam yahay saw ma garanoo waa guul ALLE guul ALLEE gobi i hanatee waa guul ALLE guul ALLEE gacal i bixiye cishqiga lama gaasiroo lama garoocdee waatii kalgacaylkii guul aan ka gaadhnee waatii golihii la yimid laba geesood gabaatiga waa kii gacalku qaadee inagoon kala gaabinayn guushii gaadhnee
Queue is empty
-- / --