VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ii kaalay - Lyrics

Kurbadoo jacayl aawada kaarka hayn waye Kali haygu dayn Adan haween kala so baxe Iikaalay iikaalay aniga Ii kaalay kasha laabta Igu so qaboo aniga ii kaalay Kaftan maaha caashaqu Waa kuul baan halinee Kadeed iyo waa u halis Naftuu kaw kasiiyaaye Iikaalay iikaalay aniga Iikaalay kasha laabta Igu soo qabo aniga ii kaalay
Queue is empty
-- / --