VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inani waa - Lyrics

Inani waa hooyadeey Hadii ay haybad iyo Qurux habsamanta hooyaded hido raacdo Midaan la habaarin Midan la haynin Loo hagar baxoo Nafta loo huroo Habeen dhalada tahee Filkeed u han wayn U heelan baa tahee Halhays baad ii tahoo Hanaqaad igaga taal Rabow hayna kala halayn Hayna kala hor marin Inani waa hooyadeed Haddi ay hoodiyo sharaf Hal adayga hooyadeed La halmaashoo hooyadeed Hubqaadkiyo jooga Haween dheertaho Marwo lagu hirtoo Halayn dhaqankaa tehee Hasaawe macaaneey Halhays baad ii tahoo Hanaqaad igaga taal Rabow hayna kala halayn Hayna kala hor marin
Queue is empty
-- / --