VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mahadsan - Lyrics

Mahadsaneey mayaygoo da'aya Mahadsaneey muuqiisi leedahay Mahadsaneey mida dhexe kolay tahay Mahadsaneey ku muhatay laabtuye Mahadsaneey adna wad i moog tahay Aaheey wad imoogtahy ha wa imogatahay Mahadsaneey waxa tahay mas ciideed Mahadsaneey maariin dhalaal xiga Mahadsaneey marwadii haweenkay Mahadsaneey wayku muhatay laabtuye Mahadsaneey adna wad i moogtahay Mahadsaneey anigaa milgiyo sharaf Mahadsaneey merta lagugu qabta Mahadsaneey maniyo u baxa baxay Mahadsaneey aan kugu maseeyaa Mahadsaneey adna wad imoogtahay Aaahey wad imoogtahay Macan wad imoogtahay
Queue is empty
-- / --