A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Tiriig Lyrics

waa tiriig baxaayoo
taaga oo tolowsanoo
aan tiigsanaayey
talo ha iga lumine
allahayow yartaa togan
maruun taafta iigali

waa mid igu talaalanoo
aan lataag dareeyoo
aan utaahay awgeed
talo ha iga lumine
allahayow yartaa togan
maruun taafta iigali

Queue is empty
-- / --