Heesta Ha iga dhiman - Lyrics
dhulkanow abaarsaday
dheeraday jiilaal
dhuub cawsa lagu aragee
dhanka bari kasoo kacay
sida loogu dhaygago ee
ayaad iiga dhigantahayee
ha iga dhiman dhalaal badan
dhaayahaygiiyeey
ha iga dhiman dhalaal badan
aniguba dharaarahaney
hurda dhaban markaan dhigo
dheelalaaba toosaaye
dadyow dhabanada dayaa
dhaayaheeda wacan dayaa
yartu way igu dheertahay
ha iga dhiman dhalaal badan
ha iga dhiman dhalaal badan