VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yartii baan si xun u galay - Lyrics

suntii caashaqa oo ururtaa qalbigayga lagu saxee sababtuna waxay tahay yartiibaan si xun ugalayee seexanwaayoo salaloo hurdo waan ka saratagaye sababtuna waxay tahay yartiibaan sixun ugalayee seedahaan ku taagnaa iyo sida aan utaagnaa iyo sanbabada ikala jaray sababtuna waxay tahay yartiibaan sixun ugalay seexanwaayoo salaloo hurdo waan ka saratagay sababtuna waxay tahay yartiibaan sixun ugalay
Queue is empty
-- / --