VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

dadku barasho weeyee waxaad bilista dheertahay een kuula soo baxay waa wanaaga badanee baariyeey igalsee wadna geed ka beermoo dhiigaygana ku baxayee bartaad igaga taalana miyaad kaba baxaysaaye waa bushaaradeniii rabi waxaan baryayaa arooskeena bigiliyo bigilka loo tuma eey naftan baahidaadaa ayaaneey ku badanoo bidhaantaaday goobtaa bilc iyo adaa qurux badi dumar ku dhaafoo midaan baafi jirayee illaahay igu beegaay bartaad igaga taalana miyaad kaba baxaysaaye waa bushaaradeenii rabi waxaan baryaayaa arooska bigiliyo bigilka loo tuma eey
Queue is empty
-- / --