VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayeeyo qaaci - Lyrics

dhaqan ruugcadaadiya tii igu rabaysiyoo rugta waayo aragee iga reebtay xumahaay raasamaalka edabtiyo aragtida rasiinkaa qofkii aan ka raacee rasmi ii jeclaydee raganimo inaan helo dhaaxo tii rajaysee ra,yigayga kii wacan kaha uga riyaaqdaay ayeeyday rumaadeey raandhayskii sharaftaay ruuxaan ka beermaa ruuxuu ku beermaay raaxadayda mooyee rafaadkaygu dhibayaay rabi kuu gargaaroo rarankiyo cadaabaha kaa reeb illaahay rawdiyo fardawsana kula kulan rasuulkii hadii lay ribeeyiyo hadaan uunka soo rogo rukankaan cuskanayee dadka iga ridaysaay horaan kuugu reeyayoo kaa raysan maayee rabeeyihi samaantiyo raadaalkii noloshaay rayn rayn faraxa leh taan kula rafiiqaay beentiyo runtadiyoo waxaan raba taqaanaay ayeeyday rumaadeey raandhayski sharafaay ruuxaan ka beernaa ruxuu ka beermaa raaxadayda mooyee rafaadkaygu dhibayaay rabi kuu gargaaryoo rarankiyo cadaabaha ka reeb illaahay rawdiyo fardawsana kula kulan rasuulkii
Queue is empty
-- / --