VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baarliin - Lyrics

Bashar Xalaaloo Diin Lagu Barbaarsho baarinimo U Dheerto Bilaahi bilaahi Raaliya Weeyaanee..x2 Bi'imaayo Jaceylkeedu Waa waa Mid Igu Balaartee...x2 beerkiyo Wadnaha Iyo qabligu Ku Baahayee....x2 Barbaarteeda Hooyadoodee xaaskeyga Baarliineey Noolow adaa Baariyan Ku Bogee alow Balloo Dhan Kaa Xijaab....x2 Heleey Heeley Heeley Waaya wayaaba Heeley Heeley Waa...x2 Bogga labaad Boqoradii Nafteydaay bidhaantaan Ku Eegee barbarkeyga Joogtaa farxadii farxadii Igu Badataayee....x2 Bartii Aad Ku Dhalatiyo Mustaxiil mustaxiil Oo Barwaaqa....x2 beryo Inaan Ku Geeyaan boga Aan Ka Jeclehee...x2 Barbaarteeda Hooyadoodee xaaskeyga Baarliineey Noolow adaa Baariyan Ku Bogee alow Balloo Dhan Kaa Xijaab....x2 Heleey Heeley Heeley Waaya wayaaba Heeley Heeley...x2 ) Lyrics: by dayran Omar
Queue is empty
-- / --