VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daalo - Lyrics

Doobigii aan culay Een lahaa marka geelu daydalo Dambarka aad ku maashidee Sow malahaygii ma u dayn 2x Aayahaa dalbaayeen lahaa Waad ku diirsan doontaa Anoona gaadhine daawo Sow dayro ma u noqonee Aayahaa dalbaayeen lahaa Waad waad ku diirsan doontaa Anoona gaadhine daawo Sow dayro ma u noqonee Dulucdiyoo ujeedadaa Waxaan uga danleeyahay Dulucdiyoo ujeedadaa Waxaan uga danleeyahay Midu dookhu raacee Gabadh igu xidhaybaa Wacdkeeni dumisoo Igu daysay daneeyad madhanee 2x Alloow adaa allow adaa Allow adaa deeqda bixiyee Samirbaan dugsanayaa Allow adaa samirbaan dugsanayaa Alloow adaa allow adaa Allow adaa deeqda bixiyee Samirbuu dugsanayaa Allow adaa samirbuu dugsanayaa 3x Alloow adaa allow adaa Ilaah adaa yaa rabi adaa deeqda bixiyee Samirbaan dugsanayaa Allow adaa samirbaan dugsanayaa Alloow adaa allow adaa Allow adaa deeqda bixiyee Samirbuu dugsanayaa
Queue is empty
-- / --