VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daawo Dacalada - Lyrics

Diintiyo asluubtiyo nolol diiranaantiyo darajaa Leh Hoygii doombiro Lagu Manaystaay Dar wanaagsanaantiyo Cideed/Hawadeda Dahabka Ah tii Loogu Deeqaay Daala iyo Ubaxeedaa wabiyada Saraar burco Daawo Dacalada Hargeysa iyo Damasheeda arabsiyo Dusheediyo xamar Daawo Dacalada xamar Daawo Dacalada alla Daraha Dhaqankeena dambarsame Calankeena dugsaa Laga Bartaa Deeq Ilaahey baa Leh dadnimana Soomali Baa Leh dalkeeniina Weeyaan ku Dalxiis Macaanaa Duunyo dhaqasho Wacanaa Doogiyo Ubaxaa rabi Ku Deyroo dabeeshiyo Boodhkaa daah Looga Dhigayoo Deyr Kastoo Darnaatana duni Lagu Abaarsado daaq Lagama Waayee Dayaxa iyo Baydhabo Doolo Baladweyn Marko Daawo Dacalada Wabiyada Durdurayee ku Dur Duraya ku Dur Durayaa Beeraha baardheere Daawo Dacalada Daalo Iyo Ubaxeedaa dulinada Saraar mudug Daawo Dacalada galguduud Daawo Dacalada alla Daniyo Xeesheena daacadiyo Islaamkeena dugsaa Laga Bartaa Seeq Ilaahey Baa Leh dadnimana Soomali Baa Leh dalkeeniina Weeyaan ku Dalxiis Macaanaa duunyo Dhaqasho Wacanaa
Queue is empty
-- / --