Heesta DJabuti - Lyrics
sabadii tixgalintee
marti sorka deeqda leh
ugu sudatay geeskee
samo lagu yaqaanaay
buqcadii sugaantiyo
samirkiyo duqaadkiyo
diritii sokeeyiyo
colaad laga sifeeyee
nabad aan salguurayn
miir lohu sahanshaay
suubaneey jabuutaay
saldhigii jacaylkee
ilbaxnimada sidatee
aduunyada la socotaay
xaraamo sinteeda iyo
siiteeyada oo idl iyo
siisiyo barwaa iyo
seenkiyo albeeniyo
seediyo alxiiba iyo
inta ay sar iyo fiooq
feeroon ka siantiyo
suuqaaga guudka
qofka saacad soo mara
qalbigisa saaqdee
abidkaa jabuutaay
abidkaaba seesnoow
surinkii dadyaw badan
safarkoodu marayee
adeeg suubanoo hufan
wax ku saaidaysaa
dekadaha la saanyado
bartii ugu saraysee
suudiga dhaaraartiyo
saqda dhexe habeenkii
shaqadeedu socotee
laga seexanaynee
suubaneey juubataay
saldhigii jacaylkee
ilbaxnimada sidatee
aduunyada la socotaa
gashamale salkkeeda iyo
soonaha balbala iyo
surimada xayaabley iyo
sakadaha xumbuli iyo
sifaha hadyayd u lahayd
inta qurux sal iyo baar
gabood lagu sal gooyiyo
suuqaaga gudka
qofkii saacad soo mara
qalbigiisa saaqdee
abidkaaba saasnaw