VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalgacal - Lyrics

Kalgacalkaa baanan jiray Oo baydiyoo bacay kaan u xidhay Aroortaa baxbaan ku idhi Banbuu sii dhex maray qarbaa Haraadbuu bastii ahaa Badaa ka cabaa la yidhi Oon bixi karaayee 2x Bil ciideed dhalashadeed Baraarka la sadqeynaayo Bil qeybteeda kuma farxaan Miyay ahaa ahaa Baryo samo u tahay 2x Bisinka waagii la maray Bureeqo na qaad la yidhi Bulkii loo galay cabsida Jacaylkii ma laga baxsadey 2x Bulkaasaa kaligii i yidhi Naftaydaa anaa boqree Maxaa isla buuxisaa Heedhe bilastaa Ma adaa wax dee 2x Dadbaa buunbuuniye Dadbaa dadbaa buunbuuniye Balaayo ma dhicin doraad Balaayo ma dhicin doraad Barinaa saadaashu wacanee 2x Inaan biyo maydhi karayn Inaan birna lagu jarayn Inaan biyo maydhi karayn Inaan birna lagu jarayn Inaan baano lagu daweyn Bariyo maantaba ku yahayee Biican biican loo bartee Bilaaladiin baanu nidhi Bilaaladiin baanu nidhi 2x
Queue is empty
-- / --