VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maqleey - Lyrics

maqaleey war la,aay ma laguu waramay moqoriyo afruun baa labadaba ka marago halkay maaxdu jiiftiyo suumaal haraadani caashaqii la miisaan qofba meel labiibuu halkii lagu madiidiyo qalbigii mudnaan jiray laga maydh dhibtaadiii milil dilaacday sheekana hdaan maaljin dhaqi jiray mututul wax boodi jiray maskaxdaydii la waaliyo miirkaygii lala baxay mahuraan i jecel iyo muftiba u kitaab furay maydhaxdii gobeediyo masaaraan u sahansaday martidii la sooryee makiinadii la soo godol maqantii lasoo celii mudan loogu tacab khayr madigii lamaanaa maqaarka atoorkeed yac ku maal is leedahay ku mugoobi maysoo takarto maroodigu araga maandhe saarnayd amdiidadii fal may noqon ana inaan muraadsaday daadkii moosay soo jabay galbskaa mashxaradiyo milinkaan dagay ka garatee codka micida yawliyo doobta kugu mashiise mar waxaaga kacoo maal qabeen abaarsado wuu da, furi madluunkiye yaanay quruxdu kaa madhan jacaylkaagi meel mari aan u mehersanaan jiray muudso dacartii qadhaadhayd adaan kugu mariimaye dharkaynkuba ubax iyo man doogloo sida damal u muuqdee hablo mooda weeyee laga maaran geed dher mirahaa maraagiyo miirmiirada gurataye sidii malabkii doocaan mirta dhexe u kacaysaa haday kula macaantahay mar dhaw yay kula qadhaadhan hadii male rag noolyahay talo maal wax garad yahay mididii af badaneey tahay macaala gawraca iska marisay halbawlaha hadaad mawdka necebtahay meel wax sii dhigo intaad jilaysay maadays ana waan matalayee qosolkii magoognaa il mugeed ka buuxsaday murdisiyo farbaa ligayn may is mood mase ay noqon doqonkii is miidsaday heedhe maamulay dantiise
Queue is empty
-- / --