Heesta Muna - Lyrics
Hadii maanyad xooglahiyo
Moojadii iqaado
Badda aan muqoorto
mirmi maayo Caashaqu
Waxaa tahay Mid ii qura
Naftu ay umahatee
Mulki iyo xishood iyo
Hadab lagu miteestaa
Munaay galgacal baad
Maankayga galisoow
Ma ilaabi karayee
Beejka labaad
Maalintayna kulanaa
Caashaq igu maleegmo
Maankayga ku raacaa
Kama maarmi karayoo
Marwa nimo uhadalkiyo
Miisaanka socdkiyo
Masha allah quraux baa
Moolo kugu deeqoow
Munaay galgacal baad
Maankayga galisoow
Ma ilaabi karayee
Codsi by Yuusuf