VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nolashu - Lyrics

intay noloshu kali tahay kaftan iyo ciyaar tahay kalgacaylku aadmiguu kolay kama sal gaadhee sida kaaha nuurka leh kashayda deeqdee kolkii aan jaleecaba kalsoonida i siisaay kordhiyaay kalgacal way i hayaa nafta kugu kabaaye kor dahab adna igu kalsoonoow helele heliyaaloo kaafiya haldhaayeey koolkoolin badaneey mudantii kadeedkiyo ka madhnayd xumaantaay marwadaan si kaamila ugu kaalin qaadee doqoniimo iyo kibir rabi uu ka leexshaay kordhiyaay kalgacal waa i hayaa naftaan kugu kabaayaa kor dahab adna igu kalsoonoow duco aan la koobiayn tii ay ku kulantee kobta hoyga gurigiyo ku filnaatay baradaay miirkiyo karaamadu tay ku kaydasanayde igu kaabtay noloshee ubad iigu korisaay kordhiyaay kalgacal waa i hayaa naftaan kugu kabaayaa kor dahab adna igu kalsoonoow helelel heliyaaloo
Queue is empty
-- / --