Dagaalada Qabiilkiyo
Qolo qol udiririki
Qaxa iyo dhibaatada
Qof jacayl udheeraa
Kolay quusan maayee
Qadcagaran labadii
Lagu kala qadariyo
Qalbiyadii lakala xeray
In la'isku aqoonsaday
Naf uqeelidaan ahayee
Qaramada midooboo
Qaxootiga daryeelo
Hoolaha aad qabataan
Qoraalada jacaylkiyo
Fariimada maqaadaan
Waan qaboobi
Yara qaboobi
ALLAH Qaboobi waayoo
Qarankii Burburiyee
Qoysba gooni loo raray
Qabqablahii dagaalkiyo
Qaryahii lawada siday
Qaraxiyo rasaastiyo
??
Kala qaradi labadii
Aan qoys wadaaginee
Qayrkood kuwii tagay
Qurabahana hasooo galin
??
Kala qaradi labadii
Aan qoys wadaaginee
Qayrkood kuwii tagay
Naf uqeelidaan ahayee
Qaramada midooboo
Qaxootiga daryeelo
Hoolaha aad qabataan
Qoraalada jacaylkiyo
Fariimaha maqaadaan
Waan qaboobi
Anigi qaboobi
ALLAH Qaboobi waayee