Dadkan samada Moowluhu shubay
Nimcada siiyay eee.. sabo xareediyo
Kunagi sarihii wabigaa ee sowtka wada maaliyo
Sahal sahal ku beel
Sacab la tumay caashaqani qeerka iga saaray angigoo
silsilad igu haayaa Saaqay kaligeeyee
Duco igu sugootiyo bal aan sanaag ka daydaydee
Sidaa haa sida
Sida la ii hayoo
Halis sahankaa diroo
Waa sir aniga iga fokadee aaway
Sababaha jacaylku wado naftan
Salwgu lagu darsaday
So jeedku waa udanee
Sasabana ma seexisee
Sidee baan taloow iraahaa
Ma sun qoysan baa siisiiyaa
Mayeey ha siin ka daah
Ilaah baa kuu saliyee
Socodkana waan ku daalanahayee
Samirna way igu farabatee
Saadaashu wiilashu
Ma sidaa ugu sabraa
Ka daa Sidaa
Ka daa caashaqa
Sidaa ugu samir
Ilaah baa ku sahliyee ka daa
Sahiyo camal bay iwadoo
Caraa sara joogsadee
Dadweenoo socdaalka dhowr
Sarar ???
Salaama ???
Naftabaa nafatabaa
Naftabaa wadka ma usahlaa
Hayeelin sida hayeelin
Hayeelin sidaa haba yeelin
Ilaah baa kuu sahalyee