VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Samir mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdikadir Jubba
Samir

Dadkan samada Moowluhu shubay
Nimcada siiyay eee.. sabo xareediyo
Kunagi sarihii wabigaa ee  sowtka wada maaliyo
Sahal sahal ku beel 

Sacab la tumay caashaqani qeerka iga saaray angigoo  
silsilad igu haayaa Saaqay kaligeeyee 
Duco igu sugootiyo bal aan sanaag ka daydaydee

Sidaa haa sida 
Sida la ii hayoo
Halis sahankaa diroo
Waa sir aniga iga fokadee aaway

Sababaha jacaylku wado naftan 
Salwgu lagu darsaday

So jeedku waa udanee
Sasabana ma seexisee

Sidee baan taloow iraahaa

Ma sun qoysan baa siisiiyaa
Mayeey ha siin ka daah 
Ilaah baa kuu saliyee

Socodkana waan ku daalanahayee
Samirna way igu  farabatee
Saadaashu wiilashu 
Ma sidaa ugu sabraa

Ka daa Sidaa
Ka daa caashaqa  
Sidaa ugu samir 
Ilaah baa ku sahliyee ka daa

Sahiyo camal bay iwadoo
Caraa sara joogsadee
Dadweenoo socdaalka dhowr
Sarar  ???
Salaama ??? 
Naftabaa nafatabaa
Naftabaa wadka ma usahlaa 

Hayeelin sida hayeelin
Hayeelin sidaa haba yeelin
Ilaah baa kuu sahalyee

codkii Abdikadir Jubba