VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Shacabkii hargaysa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdikadir Jubba
Shacabkii hargaysa

shibiqdiyo halaaya iyo
maygaagta shuban iyo
masalaha shakiisiyo
shiikh madar dushisiyo
sheedihiyo laasiyo
shiikh nuur baalahiisiyo
shacabkii haragysoo
shan habeen cirkii
cirkii miray
dhirta shaqal madow iyo
shaadir lagu hagoogoo
dhigrigii shareeroo
shunux dheerarkii galool
sheeganagso shaci badane
ubixii shinkiisii dhamaadoo
balanbaalis sharaxliyo
shini malab samaysiyo
shurdihii ku shirayaan
marka shaaca wabari
cirka shagagax leeyee
dadku shalalaxleeyana
shinbiraha cigoodiyo
raha sheekadadiisii
shamareerku dilayaa
yaad sharaftoodii
ledahay hargaysaa
sidii geenyo shucubkiyo
koore u sharaxyahoo
shalmada xariiriyo
shaal lagu hamsiiyo
shir la keenay madaloo
shiribaad u joogtoo
shaambinayso socodkoo
shiishbeegle leeyaa

codkii Abdikadir Jubba