VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sharaf - Lyrics

Sharaftiyo Karaamadu
shey hibo weeyo
Shey hiba ah weyoo
Lagu sheegan maayee

 

Xidigtii shabuuroo
Dayax shan iyo tobanaad
Nuuruhu shakiil galay
Shareeray shareeray hubaanti

 

Shukriyee marwaa tahee
Gaari libin ka shaaximan
Loo shifeeyay baa tahee 
Heedhe loo loo
shifeeyey baaa tahee

 

Shaqsi mudan amaantoo amaantoo
guur wacan ruuxa loo shubaa tahay

Sheedaank laga xijaabyee
Shanta tiir islaamkiyo
Shanta tiir islaamkiyo 
Shareeca ku dhalatee

 

Sida ubax shagaar yareeama
shaaca waaberiadaa s
heed ka nuuroowcalafkaa
kaa ku shaafiyey

 

Shukriyee marwaa tahee
Gaari libin ka shaaximan
Loo shifeeyay baa tahee 
Heedhe loo loo
shifeeyey baaa tahee

 

Shaqsi mudan amaantoo amaantoo
guur wacan ruuxa loo shubaa tahay

Sheedaank laga xijaabyee
Shanta tiir islaamkiyo
Shanta tiir islaamkiyo 
Shareeca ku dhalatee

Queue is empty
-- / --