VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shimbirtii - Lyrics

Shimbirtii Aaminkaan Dirsaday Ilaalay kuu gu timid Amaan bay kaa qortee Haa Waxay ii sheegtay aniga Ogaysiiskaan ka helayeee Gacmahii baa kuu adeegay Uurkii baa Nabad kugu seexday Afkii baa kugu hadaaqay Indhahii baa Indhahii baa Indhahii baa kuu lugeelay *** Shimbirtii Aaminkaan Dirsaday Waxay ku keentay Ubax Fariin adag bay sidaa Ujeedaan kaa lahaa oo anay iga tahay wakiil Naftaa ku iloowi wayday Nagahii baa kaa ildoowin Jacayl baan kugu awuurtay Caqligii ar Caqligii Caqligii Baa kula shaqeeyay Lyrics by Maryan yariisay 'I like to share with you guys '
Queue is empty
-- / --