hogol ii hilaacdiyo
heegiyo daruureey
majadaha hiraayiyo
maayadaha hardamayaay
hoobaan bislaataay
hida iyo barwaaqaay
marna haradigeedaayo
haradii danoodeeey
hadaan heego muuqdheer
caashaay ku helay
habooon ooridaydaay
hoy ila yagleeshoo
iga furatay hawshii
awlaadayda hooyadood
gacal ii hibeeyaya
wadku igama kaa helo

haqabtira kalgacalio
hambalyiyo salaaneey
hirarkaa dushaydiyo
hibaaq baxay la moodyey
halacsiga amaantaay
haldhaa qurux u dhalataay
marna geed hadhwaynliyo
horyaalkii haweenkaay
hadaan heego muuq dheer
cashaay ku helay
haboon ooridaydaay
hooy ila yagleeshoo
iga furatay hawshii
awlaadayda hoyadood
gacaal ii hibeeyaay
wadku igama kaa helo

Exit mobile version