VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Awood - Lyrics

Horta yaa awooda leh ilaahay Yaa abuurideena leh ilaahay Ajasheena yaa jara ilaahay Hadii aan isla nahay Asluubtiyo xishoodka Ehelkii is jeclaayiyo Ala ka cabsigii mee Sidaa eega aan nahayee Hadaan la iyo baad jirin Ayaanbay u leenahayee Istaaqfura laha dhaha ee Aheey ah Maskaxdaa laga abaaroobayee Aheey ah Maskaxdaa laga abaaroobayee Ninka ugu ildheerbaa Dadka ugu ayaan daran Waxaan lala arkaynbaa Isaguun u muuqdee 2× Aheey ah Maskaxdaa laga abaaroobayee Aheey ah Maskaxdaa laga abaaroobayee Yaa aduunyo bixin kara ilaahay Yaa arwaax wax siin kara ilaahay Qofna eber ka dhigi kara ilaahay Sidiiyo arsaaqada inagu qaybinaynaa Aflagaadeyn weeyee Aakhiro ku seegnee Dantaa la isa seegaa Inaan iyaduun Is af garan weyna Istaaqfurulaah dhaha ee Is af garan weyna Istaaqfurulaah dhaha ee Aheey ah Maskaxdaa laga abaaroobayee Aheey ah Maskaxdaa laga abaaroobayee Ninka ugu ildheerbaa Dadka ugu ayaan daran Waxaan lala arkaynbaa Isaguun u muuqdee 2× Aheey ah Maskaxdaa laga abaaroobayee Aheey ah Maskaxdaa laga abaaroobayee Madax yaa eed malin kara ilaahay Yaa amaanada u dira ilaahay Abaal yaa ka mari kara ilaahay Ma aogtihiin iblayskaba Waxaa eebaa nacladay Amaar qaadan waa iyo Ale caasi weeyee Dadkii aan ka diintiyo Is adeeci karayn iyo Dhar ciidaba waa ilawdeen Istaaqfuralaah dhaha ee Dhar ciidaba waa ilawdeen Istaaqfuralaah dhaha ee Aheey ah Maskaxdaa laga abaaroobayee Aheey ah Maskaxdaa laga abaaroobayee Ninka ugu ildheerbaa Dadka ugu ayaan daran Waxaan lala arkaynbaa Isaguun u muuqdee 2× Aheey ah Maskaxdaa laga abaaroobayee Maskaxdaa laga abaaroobayee Maskaxdaa laga abaaroobayee
Queue is empty
-- / --