VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hakaro jaceyl mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdikarim I M Raas
Hakaro jaceyl

qalbigaya caashaqa
waa shay ku qayliyaa
qormaduu ku yeeshaye
had iyo jeer qudhiyo maan
jacaylku qarsoonan
oo u diiday qayrkay

habeenkii ma qorwdaa
qaylisaa ma toosta
qiirada jacaylkaa
heesaha ma qaada

cantarkii iyo qoliyo
haday qoonti kugu taal
ood qirato caashaqa
sow ma quruxbadnaanten

gabashyahay qiyaas lihi
qoraxdii aduunyada
nuurki ka qaade
tiiyo qiin laga dhihin
sida qaanso roobes
qurux layda dhigay

laabaydii qaaday
qorshe maanta oolba
xabad yahay qureyshtii
qasiido tirin laha
qori laali waayho
qataroo jacayle
qalbiyay waxaa tahay
qaalidaan u baahna

hadaad qalanjadaydani
u qashaanatahoo
qaladaadi weyntahay
qaryankii jacalaykiyo
sheekoyinkii qays
qisaskii ma haysaa

wan qaaraami jecehe
ituna qaawaliga
codka igu qaado
qadar iga maqashii

cantarkii iyo qoliyo
haday qoonti kugu taal
ood qirato caashaqa
sow ma quruxbadnaanten

hubashada daruuraha
criku qaadi waayo
qalanjooy hargeysiyo
qudac dheer intuu helay
ku qasaar dhibcihii
qeyba salaxa eego

hana qamar la moodye
caashaqu i qaadyo
cidna kama qarsoone

miyaan qays ka liita
anba sow ma qoomani

laabaydii qaaday
qorshe maanta oolba
xabad yahay qureyshtii
qasiido tirin laha
qori laali waayho
qataroo jacayle
qalbiyay waxaa tahay
qaalidaan u baahna

codkii Abdikarim I M Raas, Nimco dagan