VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaa Salaam - Lyrics

Yaa salaam yaa salaam Yaa salaam yaa salaam Sida geeda ugbaad leh Oo ku yaala rigeenaa Adigaa la ilwaadaa Maacaleesh ubixiisee Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam Jacaylkeenu abuurnay Ayaankaynu sugaynay Arinkaynu dhabawday Arooskeen mid khayr leh Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam Sida geeda ugbaad leh Oo ku yaala rigeenaa Adigaa la ilwaadaa Maacaleesh ubixiisee Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam Jacaylkeenu abuurnay Ayaankaynu sugaynay Arinkaynu dhabawday Arooskeen mid khayr leh Eebaheen ha ka yeeloo Labadii is adeecaa Eebaheen ha ka yeeloo Labadii is adeecaa Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam Idileey indhahaagu Ma arkaan indhahaygee Idileey indhahaagu Ma arkaan indhahaygee I ag jooga waligaayo Meel kaleeto ha aadin I ag jooga waligaayo Meel kaleeto ha aadin Sidii xaawiyo aadan Labadii isu ahaadee Ehelkooduna raali Ka yihiin aqalkooda Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam Ilaahay isu daayoon Ale aan kala qaadin Isku aamina daacad Ubad yeesha barbaaraa Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam Sidii xaawiyo aadan Labadii isu ahaadee Ehelkooduna raali Ka yihiin aqalkooda Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam Ilaahay isu daayoon Ale aan kala qaadin Isku aamina daacad Ubad yeesha barbaaraa Eebaheen ha ka yeelo Labadii is adeeca Eebaheen ha ka yeelo Labadii is adeeca Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam Aar niyaw indhahaagu Ma arkaan indhahaygee Aar niyaw indhahaagu Ma arkaan indhahaygee I ag joog waligaayo Meel kaleeto ha aadin I ag joog waligaayo Meel kaleeto ha aadin Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam Yaa salaam yaa salaam Yaa xabiib yaa salaam 2×
Queue is empty
-- / --