VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dartaadaan u maqanahay - Lyrics

Xaashidaan dabool- Ayee dacalada ka Xirayeen gaan urogay Iyo jacayl kaan dug- Siga dhigay x2 Dadku yaanu kaa Garan doqon yaan Warkaa helin X2 Dibnahaagu yay Nooqon kuwo ay Dabayluhu hadba Dhan u dalfinayaan X2 Sheekadeenu waa Dadan yay noqonin Daalacan x2 Warku dibada yuu Iman ana tayda Igudaa x2 Ilaa doorka waayuhu Aysoo durkinayaan Xili dadab galkeenii Inay maqasho dun- Iduba x2 Dartaa baan umaq- Anahay waana soo Deg degayaa x2 Haduu daa im fud- Udayn adna samir Dugaasho waligaa Ducada hay x2 Sheekadeenu waa Dadan yay noqonin Daalacan x2 Warku dibada yuu Iman ana tayda Igudaa x2
Queue is empty
-- / --