bishii dhalatayoo
beena Kuma hadline
ina aabooy barniyey
ma is bahaysanaa
baladkeenii baarey
xooluhuna burqani
beeshii reer hiraan
booqasho kuugu geyn
baardheere godcusbo
banaanadii hargeele
baxsaneeey kismaayoo
bahdii vip daan
kuula balamayaa

beeihii gaarisa iyo
bankii dheera wajeer
boqol wiiloo
baarqqabaa kuugu baaqaya
baafintaadi baan
bahal hogii galay
lafta geelaa fadhiya
reer boqor saw ma tihid
baardheere god cusbo
banaanadii hargeele
baxsaneeey kismaayoo
bahdii vip daan
kuula balamayaa

Exit mobile version