VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hamda - Lyrics

alleylahe xamdaay Ayaan iyo nasiibeey nolol lagu afllaxo Ayaan kuugu ogahay kuu baryaa illaahay aluubtiyo xishoodkii asturaada dhaqankii asalka u lahayniyo ha iloobin waligaa alla magane waxaa tahay marwo aqal barwaaqiyo wardheer lagu anqariyo asal lagu barbarshee oori raas qabaw noqo noqo ardaa waynle noqo alleylahe xamdaay ubax caada iyo dhul eegane ka baxay ayaad I tahoo dhibta kaa ilaashaa garashada aqoontaa aynigaa ku dhaaftee ixtirmaaka diinimo ha iloobiin waliga alla magane waxaa tahay marwo aqal barwaaqiyo wardheer lagu anqariyo asal lagu barbarshee oori raas qabaw noqo noqo ardaa waynle noqo alla magane waxaa tahay marwo aqal barwaaqiyo wardheer lagu anqariyo asal lagu barbarshee oori raas qabaw noqo noqo ardaa waynle noqo
Queue is empty
-- / --