VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hanti mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdikhaliq M siraat
Hanti

Hada iyo habeenkii
hadal barashadeenii
Helistaada mooye
Hawo kale kumaan Jirin
Hubaal weeye maantana
Inaan heegan ugu jiro
Hawlaha kalgacalkiyo
Hooy wada galkeenee
Hoodo iyo nasiibiyo
Hor allaa adeegsaday
Hodanee amuurahu
Inay noo hagaagaan
Nafta kuu hibeeyoo
Hooygaad ku dhalataa
Hida racayaayee
Haygu nicin hanti la’aan..
Hodale mooyee
hilba cidi kusisa
hanadow dhibatiyo
hamun kama reban
heynta iyo malkuna
hida dhaxale mahee
har wareega weeyo
lahela la wayaa
habka cashaqynuna
haruub caano lagu shubay
hooyo iyo abo u
heylane wada hesta weyan
wada hesta weyaan
nafta ku hibeyoo
hadafkaynu wa taan
horay kugu raaco
hanta kugu ma nici karo
hal xiraalaha qaar
murti lagu hirta jira
hasawahaynuna
hida weeye dhaxal gala
hadalkaaga madashana
marhore ti aan howraar san
ku iri kula hanweynaa
mahungoowo cashaqa
lahaya hareeraha
marke laba u helan
haagayaan sidena
ee wada hir galiyaan
Nafta kuu hibeeyoo
Hooygaad ku dhalataa
Hida racayaayee
Haygu nicin hanti la’aan..
Hayigaba aduun ba
labtaada kugu hayayoo
hareertaada mida dhigo
hamigu ima siyeen
himiladaydu waxee tahay
hada iyo hadhowtaba i
nan nolosha rerkiyo
u haradan aa tahay
habka cashaqynuna
haruub caano lagu shubay
hooyo iyo abo u heylane
wada hesta weyan
wada hesta weyaan
nafta ku hibeyoo
hadafkaynu wa taan
horay kugu raaco
hanti kugu ma nici karo
Nafta kuu hibeeyoo
Hooygaad ku dhalataa
Hida racayaayee
Haygu nicin hanti la’aan

codkii Abdikhaliq M siraat, Farhia Fiska