Heesta Lamaanaa - Lyrics
Lur jacaylku dhaliyiyo
Lahashiyo kalgacal
Baa laabtay ku beer
Too X2
Laxan heeso qaaliya
Mudaan laba lisaynoo
Caashaqa wada lulay-
Nee X2
Kaa laaban maayee
Sida laan ku maran
Ubax kaa laa laaban
Maayee sidaa làan
Kumaran ubax inag-
Oo lamaano ah laga
Ma isku qabanaa
X2
Anba waan uliitaa
Ladabyadiyo taahoo
Cashaqaagu iguriday
X2
Lig ligahay feeraha ha
Laayicin dhankaagee
Ka hor joog likaacada
X2
Kaa laaban maayee
Sida laan ku maran
Ubax kaa laa laaban
Maayee sidaa làan
Kumaran ubax inag-
Oo lamaano ah laga
Ma isku qabanaa
X2
Lag xanunka kiciyiyo
Laxow marku idaaraba
Lurka iwaraab show
X2
Laba kaan ka eegtee
Lafta ii kabaayow lis
Xigaaga iga hoo X2
Kaa laaban maayee
Sida laan ku maran
Ubax kaa laa laaban
Maayee sidaa làan
Kumaran ubax inag-
Oo lamaano ah laga
Ma isku qabanaa
X2
Lubiga waad kagarataa
Lahan yaanu kaagalin
Yaanu kaa galin ladan
Wada jirkeenee X2
Liqi waayey oontoo
anigaba la'aantaa lad-
Iwaayay gogoshee X2
Kaa laaban maayee
Sida laan ku maran
Ubax kaa laa laaban
Maayee sidaa làan
Kumaran ubax inag-
Oo lamaano ah laga
Ma isku qabanaa
X2