VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyaaan - Lyrics

jacayl kaaga isitoo I deeq dabciigaaga Samir adaa sawjadaydiyo calafku igu kaa simee mahada saatirbaa iska leh iftiin ii siraadmayee mugdi iga saarayoo markaan subax iyo haben ku saara indhahaa siyaada caashaquye miyaan dumar kula simaa kalgacalkaaga isaaqoo ka helay sumacadiyo wanage adaa qalbigayga sudhan saxoo maankayga haga mahada saatir baa iska leh iftiin ii siraadmayee mugdi iga saarayoo markaan subax iyo haben ku saara indhahaa siyaada caashaquye miyaan dumar kula simaa
Queue is empty
-- / --