VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoraxduu - Lyrics

qoraxdoo aroortii qaybisay falaadhaha ama qaanso roobaad daruur midab ku qarisay qiimaheeda leedahay qofna lama amaanoo qalad looma heesee qurayshtii haweenkaay naftaad qancisaybaa kuu qushuucdayoo wanaag kuu qiraysee qabrigaa horteed qadaney barinad u qabow iyo qaadirkay ha ku geeyo hadaan qiroo runtaydoo qotonshoon warkayga ruuxaan kugu qiyaasoon kula qayb dhigaaya kama qaadin indhahee sida roob qayoodo saxansaxo qabawlaad laabtayda qaadee
Queue is empty
-- / --