VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagal - Lyrics

safka hore hablaha jooga markii quruxda loo saayo adaa sanadka qaadee sagaleey naflaha idil aday sacab kuugu tumayaan midabkaagu waa sagad iyo saada roobaad timahaagu waa saynta geenyoo kuugu dhisay ana suuradaadan ku sabaa naftaydee naftu samirka iga diiday soor iyo hurdaba daysay salaantaadu waa u dawee ha ka daalin see yahay xubnahaagan kal soocan san qashada markan eego habka saama qaadkee isiraaca sagaleey jacayl igu siyaadaa suniyaha cawsha dibnaha sabiibka ah
Queue is empty
-- / --