Heesta Sagal - Lyrics
safka hore hablaha jooga markii
quruxda loo sanyo adaa sanadka
qaadee
sagaley naflaha kle sacab kuugu
tumayaan midabkagu waa sagal
iyo saada roobaad
timahaagu waa saynta geenyoo
kugudhisaygacan ana suuradaadan
ku sabaa naftaydee
naftu samirka iga diiday sooriyo
hurdaba diiday salaantadu waa
u dawee haka daalin seetahay
ilkahaagan kala soocan sanqashada
markaan eego habka saama qaadke
geesi raac sagaleey jacayl igu siyaada
suniyaha cawsha dibnaha sabiibka