I shubyee kalggacalkuye
aniguba ilaa shalay
aawadaa shan goorbaan
shiilshiiilay taladee
sida aan shabeel ahay
shafka aan ka reemaa
shacni iyo wanaag
sharaf badannidaa
ma sheekaysanaa

shan iyo xariiriyo
sida shayga dahabka
shilisaa warkaagani
oo igu shirabanaa
markaan sheeda ka dayo
saw shaashku ima kaco
shacni iyo wanaag
sharaf badannidaa
ma sheekaysanaa

Exit mobile version