VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amaal - Lyrics

Xulbaad ii tahay xariirsan Xilaad ii tahay xushmaysan Xubiga noloshaan kaa xiisin Waxaad tahay xuural cayn Hablaha laga xulo xaqiiqdii Waxaad tahay xuural cayn Xabadka lagu qoro kokorkiisa Wadnaha xididada ku xeeran Dhiigiyo xinjiraha xunbeeya Qalbigu ruux kale amaaleey Xagiisa ka xidhan xaqiiqdii Xidhiidhkeenuna adkaysan Xamdaan naqayaa xabiibti RABAAN xusayaa xayaati Xidhiidhkeenuna adkaysan Xaqdhawrkeenuna mid suuban
Queue is empty
-- / --